Hay’ada NISA oo soo bandhigtay Sargaal kasoo goostay Al Shabaab

Hay’ada Nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho kusoo bandhigtay sargaal la sheegay in uu kasoo goostay kooxda Al Shabaab oo mudu sanado ah katirsanaa. NISA ayaa sheegtay in Mukhtar Mohamed Abdi (Mukhtaar Ganeey), uu ahaa sargaal sare oo katirsanaa Al Shabaab, waxaana ninkan kahor inta uusan isa soo dhiibin xiriir lasoo sameeyay … Continue reading Hay’ada NISA oo soo bandhigtay Sargaal kasoo goostay Al Shabaab